Product Details

shape

Description

Waa carfiso casri ah oo tayo sare leh oo ku habboon gurigaaga ama goobtaada shaqo. Qalabkani waxa uu hawada ku faafiyaa caraf udgoon oo dejinaya maskaxda, kana dhigaya deegaanka mid nadiif ah oo raaxo leh.

Waxa uu leeyahay meel gaar ah oo lagu shubo biyo iyo wax carfaya (essential oils), isaga oo si tartiib ah u sii daaya carafka muddo dheer. Naqshaddiisu waa mid qurux badan oo casri ah, taas oo ku habboon qol kasta — fadhiga, qolka jiifka, xafiiska ama salon-ka.

✅ Waxay yareysaa urta xun
✅ Waxay kordhisaa nasashada & deganaanshaha
✅ Ku shaqeysa si aamusan
✅ Ku habboon isticmaal maalinle ah

Related Products

learn more

Allow