Moonlife Market waa suuq online ah oo kuu oggolaanaya inaad alaabo kala duwan ku iibsato qiimo jaban, kadibna aad dib ugu iibiso si aad faa’iido u hesho. Waxay kaloo leedahay nidaam referral ah oo gunno lagu kasbado.
si aad u bilowdo ganacsigan waxa laga rabaa keliya in aad iska diwan galiso website ka shirkada oo aad username hesho.
team keenu waxy u qaybsamaan 2 qaybood: qayb waa qayb 15$ subscription ku samaysay waana dadka helaya taba barada iyo lacagaadka laga helo teamka iyo sells ka ay sameeyaan. qaybta kale waa dad free users ah keliya wixi ay iibiyan bay percentage ka helaan. marka labadooda midkaa doonto ayaad noqon kartaa.
waxay kugu soo dhacaysaa account ka aaad ku leedahay shirkada. kadibna numberkaaga ayaad kula baxaysaaa adoo isticmaalaya withdraw bottom.
waxad kala xiriiri kartaa qaybta support geena ama whats'App kan la xiriiir: +252617396228