Product Details

shape

Description

Fooneeye casri ah oo 3-hawlood leh:
Shanlo timaha kala bixisa
Qalajiye si degdeg ah u qalajiya
Fooneeye timaha u toosiya

Waa original, tayo sare leh, kuna habboon dhammaan noocyada timaha. Waxay kaa badbaadinaysaa waqti iyo qalab badan adigoo isticmaalaya hal qalab oo keliya. Ku habboon isticmaalka guriga iyo safarka.

Related Products

learn more

Allow