



AY-96JSSR RGB Clip-On LED Video Light waa nal casri ah oo loogu talagalay sawir-qaadis, muuqaal duubis, iyo isticmaalka taleefanka ama laptop-ka. Waxa uu leeyahay nalal RGB ah oo midabyo badan leh, kuwaas oo kuu oggolaanaya inaad hesho iftiin qurux badan oo xirfad leh mar kasta.
Nal-kan wuxuu leeyahay clip adag oo si fudud loogu xirayo taleefanka, laptop-ka ama tripod-ka. Waxa uu ku shaqeeyaa USB charging, taasoo ka dhigaysa mid ku habboon isticmaal maalinle ah, vlog-yo, TikTok, YouTube, ama shirarka online-ka ah.
RGB LED light (midabyo badan + iftiin cad)
3 heer iftiin + isbeddel midab
USB dib-u-dallacsiin (charging)
Clip adag oo si fudud u qabsada telefoon ama laptop
Ku habboon sawirro, video, makeup, live streaming & online meetings
Yar, fudud, lana qaadi karo meel kasta